Wargelin Farxad Leh – Adeegyada Isbitaalka Takhasusiga Biday
Isbitaalka Takhasusiga Biday wuxuu bulshada Gobolka Banaadir iyo deegaannada ku dhow u diyaariyey adeegyo caafimaad oo tayo leh, dhakhaatiir takhasusyo kala duwan leh, baaritaanno, daaweyn sugan iyo tallaalka hooyada iyo dhallaanka oo lacag la’aan ah.
Akhri Dheeraad